Lyrics Sharma Boy – Shalay iyo Maanta

Shalay iyo Maanta Lyrics – Sharma Boy

Singer: Sharma Boy
Title: Shalay iyo Maanta

Heh heeh
Isa soo adkeey waraa
Wazaa
Mayee huu

Shaley waxaan joogay meel maantana meel
Uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel
Dadka kuli haka wada sugin jaceel
Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel

Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel
Noloasha haku dhameenin dheel dheel
Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel
Jabkaage ku farxayaan

Markaa legend tahay wee kaa naxayaan
Qasab bee ku tahay waxee sameenyayaan
Markaa u baahato wee ku xumeenayaa
Somali baan ahay (yow)

Saaxiib bahdil waan iskala weenahay
Fanskeega waxaan dhahay waan isku leenahay
Ilmo cuquboh
Adoo kale waa kubaa isku huboh

Waxaa tahay fadlan lacag ku shuboh
Ayee ku tuboh
Wajiga duuboh
Naayaa dhuuboh

Waan dilaayaa car yaa duugo
Meedkiisa ku fugaa curuboo (gow)
Isdaji mandhoow
Waa kan ranbow

Magaalka bandow
Magafe danbow
Geedi shaambow
Macafiyo canbow

Ma cuno hamboow
Yaamboow
Hehee
Isdaji meedka ma sawo (waraa)

Hada magaalka ka naso (aahey)
Ani caruurta ma dhiso (boolo)
Waa la fahmaa si kastoo u labisato
Isdaji meedka ma sawo (waraa)

Hada magaalka ka naso boolo (aahey)
Ani caruurta ma dhiso (aahey)
Waa la fahmaa si kastoo u labisato
Shalay galab waxaa joogtay gadaashey

Yaa kaa soo waalay walashey
Iishida xabaani
Jawiga marxabaani
Walalkeyga taani

Kulahaa wallahi kan waa mucjiso rabaani
You know am different
Been kuma faanii
Sharma ka sharma

Maya caruurta waanii
Jawiga ka jawi
Hada muran uma baahni
Waxbo uma jeedo (hee)

Waxee iga dharjiyeen geedo geedo (awoo)
Kaalay bajaqey ha buqine feedo (saas waay)
Lukumaa body muruq iyo seedo (ehe)
Waqtigaaga ha lumin

Saxibadaa xun marna hala kulmin
Sax iyo qaladna ha ku murmin
Xaasid baa jira iska dhigo mu’min
Qosol beena weeye ha ku qaldoomin

Marba guriyaa Muqdisho ka seexataa (haa)
Biilkaaga anaga naga saxataa (aa)
Ceeb ma aha waa shaqeesataa
Laakiin maantey ku heesataa

Balse waa inaad dirac soo gashataa
Big mama dhexdana ma xirataa
She is qatar taalagadee gadaa
Haye maantana maxaa noo wadaa

Hadee baratay xashiishkaba daa ba daa
Waa maskiin sharma karbaash ka daa
n#gg# wuxuu dhahay caruurtaan igu daa
Raapkana waxaa qorayaa anoo hurda

Hadaan soo koco suuqa amuu gubtaa
Ka qabo cunuga miruhuu ku duubtaa
Sinta kuuma qaato maarta lugtaa
Real waryaa lama rabo bugtaa

Gobta gobga gobtaa hee gobtaa
Ubaneeya waa kana libaaxa goobtaa
Isku Xishoo (hee)
Waa aniga xidiga muqdisho (woo)

Waxaan ku tusaa
Mhh haa mhh aa inaa kaa keeno
Furmaha qaar doqon lama fiirshoo
Ituug marka h#re kadib wajiga badalo

Adaa iga tuugi jiray shalay talo
Mana cafiyo midka afka ila galo
Madfaceega kuu ku dhaco walee ma dhalo
Balan weeye inaan madaxa idin ka galo (ahaa)

Ciida hoos galo calankeega cirka lulo
Gacmaha isku laab (haye)
Cag mawa cuno ila dheel fara laab
Isku noqo my nigha adilee isla yaab (ehehehee)

Waji xuux waaxid
Shaley waxaan joogay meel maantana meel
Uma bixin nolosha mar bee noqotay jeel
Dadka kuli haka wada sugin jaceel

Waan yaraha laakiin fikirkeega waayeel
Doqon ha dhageesan yeen ku dhihin saan yeel
Noloasha haku dhameenin dheel dheel (aha caga dhigo)
Waa inaad fikirtaa maalin iyo leel (caga dhigo bro caga dhigo)

Isiiya leertaa
Kuligood isku keena caruurta
Ima gaartaan soo guurguurtaa
Ciil dartii qaniin faruurtaa

Xamar waan ku koray saxiib maya moortaa (haa)
Adoo shidinaa shiday ani hortaa
Meeshaan joogana maantana ma aragtaa
Ma heelisidee waa rabtaa

Noocagana waxaan ugu wacaa fartaa
Nacalka man aqanaa adhiga iyo habartaa
Baarta baarta wiilka qabato vartaa
Maxaa kugu dhacay yareey inkaartaa

Ha is liidin adi iyo tabartaa
Kan anuu hoostey ka qaraabtaa
Miyaad hadashaa mise waad raaptaa (hey)
Wuxu futo jilcanaa (ehe)

Celsha ilmahaan waa fara xumeenaa
Balan waaye raapkaan idin xumeenaa
Iska dhaaf saan iyo waa u maleenaa
Socdaal idin ka fiican

Cuz wuu haleenaa wuu qaboojinaa
Marna waa kululeenaa
Africa saaxiib 1 ka galeenaa
Dadka qaarkoo waan bahdilnaa (mhh)

Waa ku diginaa (haye)
Waa burinaa (ay)
Magaalada anagaa gilgilnaa
Waa daminaa

Waa shidnaa
Af soomalina waan heenaa
Gabdhahaan maan u daaheenaa
Filin cabsi lee u daareenaa (ay)

Mood baa ku jiraa ha i qasin
Waa fahmaa waxbo ha u labisin
Ciyaal weedo ha igu soo dhisin (еhee)
Ilmahaan cesho yaanan kaa sawin (hehehе)

Waraa adiga joog maa kaawa la ahay
Bro caan waa tahaye caadi iska dhig ok
Hadii kale meedka baxsaday kaa dhigaa
Xabag camal waa ku guraa

Waa ku soo gura geedaa kaa soo guraa
Waraa boqol sano kadib kasoo fikir karbaashka
Kadib anoo tahay yow
Familkiina dhan iskugu taga

Soo jawaaba
Find more lyrics at lyrics.jspinyin.net

You can purchase their music thru 
Amazon Music  Apple Music
Disclosure: As an Amazon Associate and an Apple Partner, we earn from qualifying purchases
Other Popular Songs:
Mortalla - Extinction
tam - Ti rendi conto

Shalay iyo Maanta – English Translation

Heh hehh
Agree with a letter
Wazaa
No Huu

Yesterday I was there today and today
Did not pay for life when he became jail
Do not have people in love with jerool
Little but my older thoughts

Don’t say that you don’t say to you.
Do not end the lives to dance
You have to think of a day and lee
With the cheerlay

Then the Legend is coping
Are compulsory for something that makes
Then you need to be offend you
I am Somali (yow)

Here’s a girlfriend I’m all right
My fants i say we have the same
Baby cuquboh
Also is the same bit

It is please pump
Having in Tuuboh
The face of the fly
Siriy

I kill a car who flows
His place in Cross (Gow)
Relax the Mandow
Here is the Rancy

In the city of curfew
Magate
Produce Shambow
Major proficiency

I don’t eat hambow
Yemboo
He
Relax the place does not qawa (a letter)

Right at the city (Father)
I do not build children (boils)
It is understood how long
Relax the place does not qawa (a letter)

Rest right now in the city (a destination)
My kids do not build (s)
It is understood how long
Yesterday afternoon was behind

Who is a sister from you
Synchii’s eti
The atmosphere of stage
My brother

Much games this is a miracle of the divine
You You Know or Different
I’m not comin
Sharma

No for children
Atmosphere
Now no controverses
I don’t mean (Hee)

Through myself with trees trees (power)
Come to the beams do not bug.
Luits muscle body and miss (ee)
Don’t waste your time

Bad rips never meet
Be right and wrong don’t argue
There is a mammal pretend to be a believer
Lying lying, let him be wrong

Once vacant to Mogadishu (yes)
Your billing us (AA)
No shame is working
But in my way

But you have to send it to
Big Do you wear the middle
She hersymuts to sell
Hello today and what to do for us

If it has learned the cannabis and leave
It is a skill shinbs from
n#gg# says these kids leave me
And Rapka is written by sleeping

If I kick the market not burned
Hold the baby in a mill
The hip does not take you to the maratha leg
Real Wells are not wanted

Category Governa Show Hunt
I began and the lion of the site
Bully (hee)
It’s me at the Mogadishu star (Woo)

I show you
MHH yes MHH AA
Some fools are not stupid
Olound first after the face of replace

You were gonna fell from me yesterday for advice
And does not forgive the one to the mouth with me
WAHIAGE YOU GOVER WILL NOT GET
Appeal to get into your head (was)

Under the soil in my sky’s sky
Fold hands (wow)
Fold a foot with me
Return to my NIigrha Adult surprise (relyee)

A face in a wax
Yesterday I was there today and today
Did not pay for life when he became jail
Do not have people in love with jerool

Little but my older thoughts
Don’t say that you don’t say to you.
Do not end the livelihoods of dancing (are lying)
You have to think about day and lee (landing bro)

Give me a lover
Allergies to children
I don’t get me
Irks a bite bite

Hamar I grew up with a friend no monsters (yes)
By turning light on me before
And today do you see today
Does it make it?

And I call this type
A naqi neces of the sheep and the soapy
Checking on the screen with the boy with Vanta
What has happened to you?

Don’t ignore you and
He who is under the housing
Are you talking or dawnta (Hey)
He is soft (ee)

Celuga is my child’s violent
Appointment of this Rapan Displayed
Let them go and think
A better traveler

Cuz’s cuz is cooling
It’s never warm
Africa friend 1
I bully for some people (MHH)

You are warn (wow)
It is disagreement (their)
The city we are giants
It’s turning off

It is turned on
And we sing
These girls don’t mind
Fouled movies (their)

Mood is in that don’t mix me
It understands something not dressed
Do not build a kidding me (еhee)
Within my child let me not get worse (Hehehе)

You have a letter with you?
BRO NAME is a normal tailor to pretty ok
Otherwise the escape place makes you
Deeds are circumcised

It is collecting you from the tree
A letter after a hundred years and think the score
Then are you yow
And go all the family together

Post
Find more lyrics at lyrics.jspinyin.net

Lyrics Sharma Boy – Shalay iyo Maanta

Kindly like and share our content. Please follow our site to get the latest lyrics for all songs.

We don’t provide any MP3 Download, please support the artist by purchasing their music 🙂

You can purchase their music thru 
Amazon Music  Apple Music
Disclosure: As an Amazon Associate and an Apple Partner, we earn from qualifying purchases